Saturday 16th December 2017

Wasaaradda Amniga Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hawlagallada Ka Socda Muqdisho.

October 11, 2017 - Written by Kulmiye

Afhayeenka wasaarada Amniga ee xukuumada Somalia Axmed maxamuud sayid carab oo u waramay Idaacada kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in ay aruuriyen hubkii sida sharci darada ah loogu heystay magaalada muqdisho.

Sidoo kale afhayeenka  ayaa tilmmay in Hubkii cuslaa ee muqdisho lagu dhex wadan jiray aan maanta sidii hore loogu wadan waxaana uu xusay in taasi ay keentay howlgalo ay sameeyeen ciidanka xasilinta sida uu sheegay.

Axmed Maxamuud Sayid Carab Afhayeenka wasaarada amniga ayaa dhinaca kale waxaa uu sheegay in shabaab ay duulaan ku yihiin shacabka muqdisho oo uu tilmaamay in ay shabaab ay dilaan shacabka muqdisho oo aysan cidna u kala turin sida uu hadalka u dhigay waxaana uu bulshada ku nool muqdisho ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Hey’adaha Amaanka.

Wasaarada Amniga ayaa horay u sheegtay in howlgalka xasilinta Amniga caasimada ay qeyb ka tahay uruurinta hubka sharci darada ah iyo sidoo kale in la dhimo ciidanka tirade badan ee la socda mas’uuliyiinta ka tirsan dowlada.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI