Saturday 16th December 2017

Wadanka Giriigga Oo Xabsiga Dhigay Soomaali Ku Eedaysan Tahriibinta Dadka.

October 13, 2017 - Written by Kulmiye

Booliska gobolka Rhodes ee Waqooyiga dalka Giriiga ayaa xiray laba muwaadiniin oo reer Bulgarian ah oo lagu helay dambi ah in ay Tahriibinayeen 54 Muhaajiriin sharci darro ah, oo 52 ka mid ah ay yihiin Soomaali.

Labada nin oo Da’doodu tahay 38 iyo 36 ayaa lagu soo eedeeyay dambiyo ah in si sharci daro ay u Tahriibin jireen dadka, kadibna ay ka qaadan jireen lacago cadadooda ay badan tahay.

Booliska sidoo kale intii ay ku guda jireen howlgalkii raggan lagu soo qabanayay waxay kaloo gacanta ku sii dhigeen laba baabuur, 100 EURO oo lacag ah iyo Shan Telefoon oo gacanta ah.

Xeer ilaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Rhodes ayaa codsaday in si deg deg ah raggan Maxkamad loo soo taago, si loogu qaado dambigii ay galeen, ciqaabtoodana ay u arkaan.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI