Friday 20th October 2017

Sawirro-Dowladda Puntland Oo Lacag Been Abuur ah Ku Gubtey Magaalada Boosaaso.

October 12, 2017 - Written by Kulmiye

Wasiirka Maaliyada dowladda Puntland Abdulahi Carshe maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso ayaa maanta dab qabadsiiyay lacag faaliso ah oo ku jirtay bangiga dhexe ee dawlada puntland.

Lacagta la gubay ayaa tira ahaan dhamayd lix boqol oo malyan iyo shan boqol oo shilinka somaliga ah, wasaarada maaliyada puntland ayaa mudooyinkii ugu danbaysay ku jirtay dadaalo lagu xalinayo sicir bararka iyo soo afjarka lacagaha faalisada ah iyo mida ka timaada gobolada kale ee dalka.

Waxaan si aad ah u muuqata tan iyo markii wasiir Abdullahi Arshe Wasiirka Maaliyadda iyo loo magcaabay wasaarada dadaaladii u sameeyay in ay yaraaratay cabashadii bulshada ee dhanka sicir bararka iyo ka cabashada kala sooca lacagta, wasiirka ayaana weli wada qorshayaal badan oo lagu xasilanayo xaalada dhaqaalaha puntland.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI