Saturday 16th December 2017

Sawirro-Ciidanka Difaaca Puntland Oo Raacdaysi Xoogan Ku Haya Alshabaab.

October 11, 2017 - Written by Kulmiye

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa howl gal qorsheysan ka wada qeybo kamid ah buuraha Galgala iyo deegaano kale oo la rumaysan yahay inay ku dhuumaalaysanayaan malayshiyaadka Alshabaab ee xiriirka laleh Alqaacida.

Ciidamada oo ka jawaabaya weerarada ka dhacay magaalada Bosaso ayaa baaritaano ka sameeyay guryo dhowr ah oo la sheegay inay ku dhuumaaleystaan maleeshiyaadka.

Baaritaanada ay wadaan ciidamada ayaa qeyb ka ah buuraha Galgala oo iyana ay gaaren ciidamo aad u hubeysnaa kuwaa oo la sheegay inay halkaa kusoo qabqabteen dhalinyaro laga shakiyay.

SAIWRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI