Saturday 16th December 2017

Koonfur Galbeed Oo Beenisey Inay Cabburiso Siyaasiyiinta Deegaamadaasi.

October 11, 2017 - Written by Kulmiye

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shalay soo saaray amaro culus oo ka dhan ah siyaasiyiinta iyo warbaahinta madaxa banaan, iyagoo looga digay inay joojiyaan shirarka siyaasadeed iyo wararka wax u dhimaya maamulka.

Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed ayaa sheegay in aan la qaban karin shirarka siyaasadeed ee ka dhanka ah maamulka, islamarkaana cidii qabata ay tallaabo cad ka qaadayaan.

Warkaas mid ka duwan waxaa qaba Wasiiru Dowlada Wasaraadda Amniga ee Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir C/raxmaan Cali oo la hadlay Idaacadda Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan wax caburin ah aan lagu heynin siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada Koonfur Galbeed.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI