Friday 20th October 2017

Gudiga Doorashada Soomaaliland Oo Shaaciyey Tirada Dadka Codayn Doona.

October 10, 2017 - Written by Kulmiye

Guddiga doorashooyinka Soomaaliland ayaa soo bandhigay tirada dadka Codeynayaiyo gobollada ay ka imanayaan iyada oo Gobolkasta degmooyinkiisa loo sameeyay dadkii iska diiwaan geliyay islamrkaana la sheegayo wadarta Gobol kasta ka codeyneysa.

Guddigu waxaa ay sheegeen in tirada rasmiga ah ee isu diiwaangelisay doorashada Madaxtinimada Maamulka Somaliland ay gaareyso  704,089 Qof,kuwaas oo ka qeyb geli doona doorashada.

Doorashada Madaxtinimada Somaliland waxaa ay dhaceysaa 13ka Bisha November ee soo socota,waxaana ku tartamaya xubnaha kala ah Cabdiraxmaan Cirro,Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe oo kala matalaya Xisbiyada Waddani,Kulmiye iyo Ucid.

AKHRISO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI