Saturday 16th December 2017

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Iscasilaaddii Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Cirfiid

October 13, 2017 - Written by Kulmiye

Golaha wasiirrada Soomaaliya waxaa ay oggaaladeen magacaabista taliyaha cusub ee milateriga Soomaaliya, S/Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod),kadib markii uu talo soo jeedin ahaan golaha wasiirada u dhex keenay wasiir ku xigeenka gaashaandhigga Cabdullaahi Colaad Rooble.

Gorod ayaa sugaya magacaabistiisa in loo gudbiyo madaxweynaha si uu digreeto uga soo saaro, magacaabista ayaa ka dambeysay markii uu is -casilay taliyihii ciidamada milateriga ee xoogga dalka, Axmed Jimcaale Cirfiid.

Wax badan lagama yaqaano taliyaha cusub, balse dowladdii madaxweyne Cabdiqaasir Salaad Xassan ayuu kasoo noqday wasiir.

Docda kale, wasiirkii Gaashaandhigga dowladda federaalka, Cabdirashiid Cabdullaahi ayaa isna golaha wasiirrada u gudbiyay warqad uu xilka isaga casilay.Waxaa la sheegayaa in laga aqbalay warqadda uu xilka uga tagay wasiirka. Lama oga sababta uu wasiirkii Gaashaandhigga isu casilay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI