Wednesday 22nd November 2017

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland

October 23, 2017 - Written by Suldaan Samawade

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed  Cali Gaas, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 127 October 22 2017, kuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

 

Markuu arkay:-                  Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey:-        Aqoontiisa Iyo KhibradiisaShaqo

 

Markuu Qiimeeyey:-Talo soo jeedinta Wasiirka Amniga Iyo DDR ee Dawladda Puntland

 

Wuxuu Xeeriyey:-

  1. Waxaa G/Sare Cabdullaahi Shire Dool si kumeel gaar ah loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.

 

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna saxeexay Madaxweynuhu.

 

 

=DHAMMAAD=

XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYIGELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI