Sunday 17th December 2017

Taliyihii Ciidanka Lesotho iyo Saraakiil La Socdey Oo Lagu Diley Maseru.

September 6, 2017 - Written by Kulmiye

Warbaahinta Caalamka ayaa Baahisay in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Milatariga dalka Lesotho oo ah wadan yar oo ku yaala Koonfurta Hoose ee Qaaradda Afrika waxaana ku wareegsan dalka Koonfur Afrika.

Dilka ayaa ka dhacay Magaalada Caasimadda u ah dalkaasi ee Maseru Waxaana taliyaha lala dilay labo kale oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee dalkaasi.

Wadanka Lesotho ayaa ah wadan ay rabshado ka dhaceen dhowr jeer saddaxdii sano ee la soo dhaafay waxaana rabshadahaasi ay ahaayeen isku dayo Afganbi iyadoo wali ay ka jirto daganaansho la’aan siyaasadeed iyo Cabsi amni.

Dhanka kalena, dalkaasi Waxaa ka dhacday saddex doorasho, saddexdii sano ee la soo dhaafay, oo tii ugu dambeysay ay dhacday bishii June mana jirto daganaansho ilaa xiligaan ka dhalatay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI