Wednesday 22nd November 2017

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Oo Gaarey Goobihii Ciidanku Ku Dagaalameen

September 16, 2017 - Written by Kulmiye

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Taliyaha Xoogga Dalka Gen Axmed jimcaale “Cirfiid” iyo Gudoomiyaha gudiga dib u soo celinta Hantida Ciidanka Gen. Shiikh yuusuf Maxamed Siyaad “indha cadde” ayaa gaaray goobihii ay saakay ku dagaalameen Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee deegaanka Hanta-dheer.

Saraakiisha ayaa la sheegay in ay xiligaan kulamo la leeyihiin Taliyaasha Ciidanka ee Halkaasi ku sugan iyo qaar ka mid ah odayaasha deegaanka, kulanka ayaa ku saabsan dagaalkii saakay halkaasi ka dhacay.

Ciidamadii dagaalamay ayaa la kala qaaday waxaana la sheegay in ay xaaladda aad u dagan tahay, qaar ka mid ah Shacabkii ka barakacay saakay ayaa bilaabay in ay dib u soo laabtaan.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI