Sunday 17th December 2017

Taliska Ciidanka Xooga Soomaaliya Oo War Ka Soo Saaray Duulaankii Alshabaab ee Buula-guduud.

September 4, 2017 - Written by Kulmiye

General Ismaaciil Saxardiid oo ah Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Buulo-guduud ee duleedka Koonfureed ee magaalada Kismaayo.

Taliyaha ayaa sheegay Al-shabaab in ay saaka waaberigii weerar ku soo qaadeen Xero ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbalaland oo ku taala deegaankaasi oo qiyaastii 30-KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaalada Kismaayo.

Wuxuu sheegay in Khasaare xoogan uu gaarey Shabaabkii weerarka soo qaaday, ayna kaga dhinteen ilaa 20 Dagaalyahan, kuwo kalena ay kaga dhaawacmeen.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI