Sunday 17th December 2017

Sawirro-Qarax Lagu Arkay Magaalada Frankfurt iyo Shacab Ka Qaxaya.

September 3, 2017 - Written by Kulmiye

Qax xoogan ayaa ka bilowday magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka, kadib markii magaaladaasi dhawaan lagu arkay Bam aad u weyn oo culeyskiisu yahay 1.4 tan laguna sameeyay dalka Ingiriiska .

Bamkan la arkay ayaa ka haray bambaanooyinkii loo adeegsaday dagaalkii labaad ee adduunka, waxaana bamkan oon qarxin arbacadii lasoo dhaafay lagu arkay goob katirsan magaalada Frankfurt.

Dowlada ayaa ku amartay dadka kunool magaalada Frankfurt in ay si deg deg ah uga baxaan, waxaana booliiska lagu amray in ay xiraan xabsigana dhigaan dadka ka biyo diida in magaalada ka baxaan.

Dad ka badan 65,000 oo qof ayaa lagu amray inay ka baxaan guryahooda ,waana markii ugu horeesay tiro intaa la eg mar qura laga saaro magaalo kutaala dalka Jarmalka, booliiska ayaana sheegay in ay ilaalin doonaan guryaha dadka laga saaray.

Bambaanooyin badan oon qarxin ayaa sanad kasta lagu arkaa magaalooyin kuyaala dalka Jarmalka, bambaanooyinkan ayaana ah kuwa aan qarxin oo loo adeegsaday dagaalkii labaad ee aduunka xiligii uu Jarmalka Hitler ka talinayay.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI