Sunday 17th December 2017

Sawirro-Alshabaab Oo Soo Iibsatay Diyaarad Nuuca Aan Duuliyaha Lahayn Ah.

September 1, 2017 - Written by Kulmiye

Al Shabaab ayaa saakay Fagaare kuyaala magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe kusoo bandhigtay Diyaarad Drones ah nuuca wax sawirada sidoo kale mararka qaarkood loo adeegsado howlaha basaasida.

Diyaaradan Droneka ah ayaa lagu soo bandhigay markii salaada Ciida la dukaday fagaare lagu magacaabo macallin Aadan Xaashi Cayrow oo kuyaala magaalada Jilib, waxaana aad ula yaaba diyaaradan kuna mashquulay dadka kunool Jilib oon horey u aqoon.

Soomaaliya waxaa kusoo batay mudooyinkii ugu dambeeyay Diyaaradaha yar yar ee loo Yaqaan Drones-ka, waxaana diyaaradahan yihiin kuwa ku xiran kaamirooyin loona adeegsado in wax lagu sawiro sidoo kale mararka qaar loo adeegsadi in wax lagu basaaso.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI