Friday 23rd February 2018

Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Xariga Ka Jaray Xafiisyo Lagu Qabto Cabashooyinka Dadweynaha.

September 10, 2017 - Written by Suldaan Samawade

waxaa magaalada Muqdisho laga hirgaliyey xafiis lagu sheegay in lagu qabanayo cabshooyinka dadka ee la xariira dhinacayada Cadaaladda iyo tallo bixinta .

Xafiiska waxaa hirgalisay xukuumadda Soomaaliya , Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xarigga ka jaray xafiiska , wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa goob joog ahaa furitaanka.

“Waxaad uga mahadcelinayaa Wasaaradda Cadaaladda oo hirgelisay Xafiisyadan,tani waxay qeyb ka tahay qorshaha horumarinta Cadaaladda,waxayna Xukuumaddu ay xoogga saari doontaa sidii horumarin loogu sameyn lahaa arriamaha Cadaaladda iyo garsoorka oo muhiim u ah dalka”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan.

Dhanka kale Ra’iisul wasaaraha ayaa 18 sharci gudoomay oo ay ku wareejiyeen wasaaradda Cadaaladda , kuwaas oo la horgaynayo golaha xukuumadda.

Xafiiskan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo laga furo Magaalada Muqdisho,

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI