Thursday 21st September 2017

Qarax Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyn.

September 10, 2017 - Written by Suldaan Samawade

qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana qaraxan geystay qof gashan jaakad lagusoo xidhay ma laagu soo rakibay waxyaabaha qarxa, isla markaana waxa uu isku qarxiyey afaafka hore ee xarrunta maamulka gobolka Hiiraan.

Maqaayad shaah oo ku taala afaafka hore ee xaruntaasi oo ay fadhiyeen dad shacab ah ayaa la sheegay in uu qaraxa xoogiisu uu ka dhacay, waxaana la sheegay in dhaawac iyo dhimasho intuba ay jiraan in kastoo oo aan la ogeen khasaraha dhabta ah.

Qaraxan ismiidaaminta ayaa ah kii labaad uu fuliyo qof xiran jaakadaha qarxa maalmo gudahood, iyadoo jimcihii la soo dhaafay uu qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay meel maqaaxi ah oo ku taal magaalada Baydhabo, halkaasoo ay ku dhinteen illaa afar ruux.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI