Sunday 17th December 2017

Qarax qasaare Geeystay oo Ka Dhacay Magaalada Baledweyne oo La Xaqiijiyey Khasaaraha Ka Dhashay.

September 10, 2017 - Written by Suldaan Samawade

Inta la Xaqiijiyey  5 qof ayaa  Geeriyootay Halka in ka Badana 15 Ruux ay dhaawacantay kadib qarax Ismiidaamin ah oo manta ka dhacay magalaada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qarax ayaa ka dhacay Maqaayad Shaaha lagu Cabo oo ku taalo Afaafka Hore Ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan.

Dadka dhintay iyo kuwa dhawacmay ayaa waxaa warbaahinta u  xaqiijiyey Isku duwanaha wasaarada Caafimaadka ahna Agaasimaha Guud ee isbitaalka Baladweyne Dr Axmed Maxamed Khaliif.

Nin isku soo xirey Waxyaabaha Qarxa ayaa isku qarxiyay afaafka hore ee xarunta maamulka Magaaladda Beledweyne ee  Gobolka Hiiraan, oo xiligaas aheyd mid aad u mashquul badan.

Ilaa haatan ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda qaraxa ka dhacay Magaaladda Beledweyne.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI