Sunday 17th December 2017

Puntland oo ka digtay shir-qoolo iyo qaraxyo ay maleegayso Al-Shabab (Daawo)

September 4, 2017 - Written by Suldaan Samawade

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo shir jiraa’id ku qabtay Xafiiskii ayaa hadlay xaalada nabad-galyo ee dalka , isagoona shacabka Somaliyed uga baaqay inay nabad gelyada si adag uga shaqeeyaan islamarkaana ay ka feejignaadaan qataraha kooxda argigixisada Alshabab.

Guddoomiye Cumar ayaa tilmaamay in kooxda Alshabaab inay shacabka la maleegayso shirqoolo iyo falal qaraxyo ah, isagoona tusaale u soo qaadtay weraradii ka dhacay deegaanka Af-urur.

Gudoomiyaha ayaa hadalka ka jeediyay xilli uu maanta xariga ka jarayay dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta Gobolka Nugaal, oo sheegay in lagu yigleelay hab isku tashiya.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI