Friday 23rd February 2018

Madaxweynaha Jubbaland oo La kulmay Danjiraha Soomaaliya Ee UK.

September 10, 2017 - Written by Suldaan Samawade

madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kula kulmay Danjiraha Dowlada Ingiriiska u jooga Soomaaliya Divid Concar.

Kulankan oo ahaa mid diirada lagu saarayay tageerada ay Dowlada UK siiso Jubaland gaar ahaan adeegyada Bulshada, iyo taakulaynta dhinacyada amaanka iyo hormarka.

Inta uu kulankan socday waxaa la isla soo qaaday sidii loo joogtayn lahaa xiriirka labada dhinac isla markana ay u bilaaban lahayeen waxyaabaha ka dhiman mashaariicda ay Ingiriisku ka hirgalinayaan jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland iyo Danjire Divid Concar, waxaa ay booqdeen, dhul laga dhisayo Xarun ay yeelanayaan Sirdoonka Jubbaland oo ay maalgalinayso Dowlada Ingiriiska iyadoo safiirku uu balan qaaday in ay dadaalkooda isugu gaynayaan sidii Soomaaliya ay uga soo kaban lahayd waayahii Burburka, isla markana ay mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd.

Waxaa kale oo masuuliyiintu ay si wadajir ah ula kulmeen Ururada Bulshada qaybahooda kala duwan iyadoo ay isla soo qaadeen qaabka ay usocdaan mashaariicda kala duwan ee UK ay ka hirgalinayso Jubbaland.


Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI