Sunday 17th December 2017

Maamulka Hirshabeelle Oo Ka Digey Carqaladaynta Doorashada Maamulkaasi.

September 5, 2017 - Written by Kulmiye

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la hor istaago qabsoomida doorashada Hirshabeelle.

Dhanka kalena gudoomiyaha ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in dhibaato loo geysto Xubnaha ka shaqeynaya qaban qaabada doorashada.

Waxa uu xusay in qalalaasaha ka taagan iyo Ciidamada la geeyay baladweyne aysan saameyn ku yeeelan doonin hanaanka doorashada.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI