Thursday 21st September 2017

Kuuriyada Waqooyi Oo Sii Kululaysay Xiisadda Bariga Dhexe Gantaal Hydrogen Bomb

September 3, 2017 - Written by Kulmiye

Sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda Kuuriyada woqooyi Kim Jong-un ayaa tijaabiyay boomka Hydrogenka kaasoo lagu xiri karo gantaalada isaga talaaba qaaradaha.

Xukumadda Pyongyang ayaa hore tijaabooyin hubkeeda ugu sameysay, dad badan oo khuburo ahna waxay aaminsanyihiin in inta badan gantaalada la ganay aysan awoodooda balaarnayn.

Madaxweynaha Kuuriyada koonfureed Moon Jae-in ayaa sheegay bishii aanu soo dhaafnay in xukuumadda Piyongyang ay xadkeeda dhaafi doonto haddii ay hormariso hubkeeda Niyukleerka ee lagu xiri karo gantaalada iskaga gudbi kara qaaradaha.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI