Sunday 17th December 2017

Ku Dhowaad 100 Muhaajiriin Soomaali ah Oo Ku Xaniban Xeebaha Yemen

September 4, 2017 - Written by Kulmiye

Doonidaan yar ayaa ah mid qaaa rakaab waxana cilad farsamo ay kula timid xeebaha u dhow Yemen iyadoo kusii jeeda magaalada Cadan ee Koofurta Yemen waxaana ay ka amba baxday Soomaaliya.

Saraakiisha degaanka ee Magaalada Cadan ayaa sheegay in donida lagu magacabo Asadudiin waxaana saaran 96 qof waxana ay kasoo amba baxeen magaalada Berbera ee Soomaaliland.

Dadkaan ayaa kusiijeeday magaalada Cadan inkastoo aan la sheegay ujeedka socdaalkooda iyadoo dalka Yemen wali ay dagalo sukeeye ka jiraan.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI