Sunday 17th December 2017

Koonfur Africa Oo Ka Hadashay Dilal Dalkeeda Loogu Geysto Soomaalida.

September 5, 2017 - Written by Kulmiye

Dowlada koonfur Africa ayaa diiday sheegashada dhibaateynta iyo dilalka loo geysto muwaadiniinta shisheeyaha ee dalkaasi ku nool gaar ahaan Soomaalida oo labo maalin kasta kadib lagu dilo magaalada Cape town iyo deegaanada baadiyaha ee ka baxsan Caasimadda dalkaas.

Wasiirka u qaabilsan soo galootiga iyo guddiga u qaabilsan dowladaha ayaa wax uu sheegay in ay qalad tahay islamarkaana ay ka soo horjeedaan dilalka soomaalida loogu geesto gudaha dalka koofur Africa.

Mar uu u jawaabay guddiga  jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool dalka koonfur Africa ayaa waxa uu sheegay in soomaalidu ay noqdeen kuwo la u gaarsado oo dhibaatooyin kala duwan lagula kaco.

Waxaa jaaliyadda soomaaliyeed dalkaasi ee loo soo gaabiyo (SCBSA) ayaa waxa ay sheegeen in tan iyo bilowgii sanadkan 2017-ka  in ay dhaceen dilalkii ugu badnaa ee loo geysto soomaalida kuwaa oo intooda badan ka dhaca magaalada Khayelitsha iyagoo tilmaamay in dambiilayaasha ay ku sugan yihiiin hareeraha magaalada Copetown.

Radabe waxa uu sheegay in soomaalidu qudhooodu yihiin kuwo hubeysan oo ilaaliya naftooda iyo tan hantidooda.

Waxaana intaa uu ku daray in dhamaan shisheeyaha ay u siman yihiin dalka koonfur Africa isagoo ku baaqay in dowladda lala shaqeeyo si loo ilaaliyo nidaamka iyo kala dambeynta dalkaasi.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI