Thursday 21st September 2017

Gaari Lagu Rasaaseeyay Muqdisho iyo Khasaaraha ka Dhashay.

September 10, 2017 - Written by Suldaan Samawade

Koox hubaysan oo saarnaa Gaari, ayaa rasaas ku furey Gaari kale, oo ay la socdeen dad shacab ah, xilli uu marayay Xaafadda Suuq Liif ee degmada Dharkeenlay, oo katirsan gobolka Banaadir.

Goob-jooge ayaa u sheegay GO in labo qof ay ku dhaawacmeen weerarka, oo u muuqday mid qorsheysan, oo la doonayay in lagu dilo Xildhibaan katirsan Barlamanka Federaalka Somalia oo lagu mgacaabo Sahra Cumar Maalin.

Ciidamada Amaanka dowladda ayaa gaarey goobta, waxaana ay sameeyeen howlgal aan cidna lagu soo qaban, maadaama Kooxda falkaasi gaysatay ay baxsatay. Saraakiisha amniga wax fahfaahin ah wali kama bixin dhacdadan.

Wali ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda weerarkan, oo noqonaya midkii labaad oo magaalada ka dhaca mudo labo maalmood gudahooda.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI