Wednesday 22nd November 2017

FAAHFAAHIN-Duqayn Ka Dhacday Deegaamo Hoosyimaada Degmada Beledxaawo.

September 12, 2017 - Written by Kulmiye

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday degaano hoosyimaada degmada Beled-xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo, sida ay Risaala u sheegeen masuuliyiinta gobolka Gedo.

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Al-qaadi oo u waramay Idaacadda Risaala ayaa sheegay Duqeyntan oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Shabaab in ay si gaar ah uga dhacday degaano ay ka mid yihiin Qabar-sheeq iyo Bur-sagaar.

Wuxuu sheegay Guddoomiyaha Duqeyntan in khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab, loogana gubay ila Saddex gaari oo ay lahaayeen.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI