Thursday 21st September 2017

Dowladda Masar Oo Cambaaraysay Weerarkii Deegaanka Buula-guduud.

September 4, 2017 - Written by Kulmiye

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Masar ayaa lagu sheegay shacabka iyo xukuumadda Masaarida in ay garab taagan yihiin Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ee wajahaya weerarada Argagixisada.

Dowladda Masar ayaa sheegatay in ay diyaar u tahay taageerada Dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda, si dib loogu dhiso Hay’adaha Dowladda.

Waxaa warka qoraalka ah lagu sheegay Masar in ay si weyn u cambaareyneyso weerarkii ururka Al-shabaab subixii hore ee shalay ay ku qaadeen xero Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin degaanka Buulo-guduud, oo u dhow magaalada Kismaayo.

Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkaasi inay ku dileen in ka badan 26 askari  oo ka tirsan ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliya, inkastoo saraakiisha Ciidamada xoogga dalka warkaasi ay beeniyeen.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI