Sunday 17th December 2017

Ciidanka Jubbaland Oo Ku Dhowaad 20 Ruux U Qabtay Weerarkii Beled-Xaawo.

September 14, 2017 - Written by Kulmiye

Wararka laga helayo Degmada Baled-xaawo Ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ay Tiro dad ah u Xir xireen Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Magaalada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo.

Dhammaan dadka ay xireen ciidanka ammaanka ee Jubbaland ayaa gaarayaan illaa 20 Ruux,kuwaas oo isugu jira Ciidamo ka tirsan Jubbaland iyo Dad Shacab ah.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay ku dhow yihiin illaa 7 Askari,halka 13-ka kale ay yihiin Dad Shacab ah oo ay ku jiraan Xubno Ganacsato ah.

Xariga Dadkaan ayaa la sheegay inuu la xariiro Fududeyn Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Degmada Baled-xaawo ee Sababay Dhimashada iyo Dhaawaca.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI