Thursday 21st September 2017

Boqorka Bartamaha iyo Maxaabiis Kale Oo Laga Siidaayey Wadanka Itoobiya.

September 5, 2017 - Written by Kulmiye

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga laga siidaayey Wariye Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartamaha oo Mudo ku xirnaa Wadanka Itoobiya.

Boqorka Bartamaha ayaa Maxkamad ku Taalla Magaalada Addis-ababa waxaa ay ku Xukuntay Xabsi Mudo dheer ah,kadib markii lagu Eedeeyay inuu wax ka ogaa Qarax ka dhacay Xaafadda Booley ee Magaalada Addis-ababa.

Wararka ayaa intaas ku daraya in soo deynta Wariye Maxamed Aweys Muudey ay qeyb ka tahay Heshiiskii Magaalada Addis ababa horay ugu dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo kan Dalka Itoobiya ee ahaa in la soo daayo Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Itoobiya.

114 Maxbuus oo hore loo keenay magaalada Muqdisho kadib wadahadal dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si weyn loo soo dhoweeyay, waxaase laga dhex waayey weriyaha iyo xubno kale oo kiisas culus ay Itoobiya ku heysatay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI