Thursday 21st September 2017

Barlamaanka Soomaaliya Oo Kulan Muhiim ah Yeelanaya Maxaa Miiska Saaran

September 12, 2017 - Written by Kulmiye

Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay Muqdisho ku yeeshaan Kulankii 12-aad,waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Guntanka Kullamada guud ee Golaha Shacabka, Xildhibaanada ka qeyb gala Shirarka iyo Siminaarada aan Gudoonka la socon iyagana aan warbixin laga helin.

Sidoo kale kulanka ayaa lagu go’aamiyay in Maalinta Berito ah kulanka Baarlamaanka soomaaliya looga hadlo arrinka ku saabsan kiiska Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax, iyada oo dhamaan xildhibaanada lagu wargeliyay.

Kulanka Golaha Shacabka ee Maalinta Berito ah ayaa ah mid xasaasi ah, waxaana xusid mudan in dhawaan kulan ay yeelan lahaayeen xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo looga doodi lahaa kiiska Qalbi Dhagax uu u baaqday Kooram la’aan.

Raisul wasaaraha Somalia iyo xukuumadiisa ayaa hadda kalsooni ku qaba in wax dhibaato ah aysan uga iman doonin dhinaca baarlamanka ka dib markii arintaas kulamo hoose lagu soo xaliyey iyadoo Xildhibaanadii ka horjeeday xukuumada intooda badan lagu qanciyeu iney mowqifkooda bedelaan.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI