Sunday 17th December 2017

Xiisad U Dhexaysa Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Oo Ka Taagan Gobolka Galgaduud

August 25, 2017 - Written by Kulmiye

Gurmadkii labaad oo ka ruqaansaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, xilli dhiilo colaadeed ay ka taagan tahay gobolkaasi. Gurmadkii hore ee Gaalkacyo ka yimid, ayaa Talaadadii gaaray Degmada Cadaado.

Gurmadkan ciidan oo boqolaal askari lagu sheegay, ayaa waxay Cadaado soo gaareen, iyagoo wata gaadiidka waaweyn ee dagaalka, sida ay soo sheegayan Suxufiyiinta ku sugan Cadaado.

Wararka, ayaa sheegaya in ciidankan ay ku wajahan yihiin Deegaanka Godinlabe, oo ay ku sugan yihiin ciidan kale oo taabacsan Maamulka Galmudug, iyadoona ay Galmudug qorsheynayso weerar ka dhan ah Magaalada Dhuusamareeb.

Ilo wareedyo, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uu Khamiistii shir isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada, isagoona ku amray inay u diyaargarowban duulaan ka dhan ah Dhuusamareeb.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI