Sunday 17th December 2017

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliland Oo Ku Sugan Magaalada Muqdisho.

August 20, 2017 - Written by Kulmiye

Dr. Maxamed Cabdilaahi ayaa warar hor dhac ah ee laga helayo safarkiisu sheegayaan inuu kulamo la qaatay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, islamarkaana ay kawada hadleen arrimaha Somali-land iyo Dowladda Soomaliya.

Sidoo kale wararka ayaa waxa ay sheegayaan  in Dr. Maxamed Cabdilaahi uu wali ku sugan yahay Muqdisho,islamarkaana aan waxa hadal laga helin qodobada ugu muhiimsan uu kala hadlay madaxda Dowladda Soomaliya.

Wasiirkii hore ee arimaha dibada somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayey sidoo kale wararku sheegayaan inuu ka qayb galay shirar kadhacay magaalada Muqdisho kuwaas oo lagaga hadlayey amaanka wadanka soomaaliya.

Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar oo hore u soo noqday wasiirka arimaha dibada somaliland, ayaa haatana ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.

Xukuumada somaliland ayaa dhawaan shirkii golaha wasiirada ku go’aamisay inaanay muwaadiniintu u safri Karindalka soomaaliya, bals waxa laga war dhawrayaa talaabada ay ka qaadi doono Dr.Maxamed Cabdilaahi oo ahmasuul ka tirsan xisbiga Kulmiye.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI