Thursday 21st September 2017

WARARKII UGU DAMBEEYEY-Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Kuyaal Afgooye

August 22, 2017 - Written by Kulmiye

Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Xalay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Saldhigga Booliska Degmada Afgooye.

Weerarka ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhigga Booliska Degmada Afgooye ayaa la sheegay inuu ahaa Bam Gacmeed,waxaana ay Saldhigga ku tuureen illaa Labo Bumbo.

Ciidamada Booliska Ee Saldhigga ku sugnaa ayaa Bamka lagu soo tuuray uga Jawaabay Rasaas ay rideen,iyadoo aan weli la ogeyn Khasaaraha ka dhashay Weerarka Bambooyinka ah.

Al-shabaab ayaa Habeen hore Weerar ku qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose,mana jirto weli wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Afgooye iyo kan Gobolka Shabellaha Hoose.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI