Thursday 21st September 2017

Ganacsade Caan ah Oo Dabley Hubaysani Ku Dishey Magaalada Muqdisho.

August 24, 2017 - Written by Kulmiye

Dabley Bastoolado Ku Hubeysan ayaa goor dhaw Xaafadda Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dishay Nin la sheegay in uu ka mid ahaa ganacstada wax ku iibisa Suuq ku yaala Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Labo Wiil oo dhalinyaro ah oo watay Bastoolado ayaa toogtay Marxuumka isagoo marayay meel u dhaw Ex Hotel Baana-raama oo ku yaala inta u dhaxeysa Isgoyska Sanca iyo Toornada Cumar Fiyaasko ee G/Banaadir.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Marxuumka ladilay qaar ka mid ah Shacabka ku sugan Sanca ayaa KNN u sheegay in uu ka mid ahaa Ganacsatada deegaanka halka kuwa kalane ay sheegeen in uu  ahaa Nabadoon ka mid ah waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI