Thursday 21st September 2017

Shaqaalaha Dowladda Puntland Oo Loo Fasaxay Munaasabadda Ciidul Carafaa.

August 31, 2017 - Written by Kulmiye

Shaqaalaha kala duwan ee dowladda Puntland ayaa maanta laga bilaabo lasiiyey fasax ka kooban labo maalmood si ay qoysaskooda ugala qayb qaataan damaashaadka munaasabadda ciidul Carafaa oo ku beegan maalinimada berrito ah.

Madaxda wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland ayaa shaaciyey fasaaxni oo kamid ah fasaxyada dastuuriga ah ee dowladda Puntland, waxaana shaqada dalku ay dib u bilaaban doontaa bilowga todobaadka dambe inshalaah.

Sanaagpost.com

Garoowe-Puntland

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI