Sunday 17th December 2017

Sawirro-Shirka Hogaamiyayaashii Hore ee Africa Oo Lagu Soo Afmeeray Johannesburg.

August 26, 2017 - Written by Kulmiye

Magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika ayaa lagu soo gaba gabeeyay  Kulanka Madasha Hoggaamiyeyaasha hore ee Qaaradda Africa oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday 

Kulankaasi ayaa intiisa waxaa looga hadlaayay qodobo ay ka mid yihiin kaalinta Africa ay ka qaadan karto nabadeynta caalamka intiisa kale iyo sidoo kale dhalinyarada Qaarada Africa in loo diyaariyo mustaqbalka hoggaanka Qaarada waxna ay ka bartaan hogaamiyaashii hore.

Waxaa kulankaasi Soomaaliya uga qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI