Sunday 17th December 2017

Sawirro-Meydka Danjirihii Ruushka ee Dalka Suudaan Oo Laga Helay Khartuum.

August 24, 2017 - Written by Kulmiye

Meydka Mirgayas Shirinskiy oo ahaa danjirihii dowlada Ruushka u fadhiyey dalka Sudan ayaa saaka laga helay hoygiisa oo ku yaalla magaalada Khartuum.

Barkad lagu dabaasho oo ku yaalla hoygiisa ayaa meydka safiirka laga soo saaray sida ay faafisay wakaalada wararka ee Reuters.

Wasaarada arrimaha dibeda ee Sudan ayaa shaacisay iney danjiruhu uu u geeriyooday xanuuno mudooyinba uu ka cabanayey oo ay ka mid yihiin dhiig-kar iyo wadne xanuun, waxaana laagu wadaa in meydkiisa loo qaado dalkiisa.

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa sheegay in safiirku uu si caadi ah uu si dabiici ah u geeriyooday isagoo geeridiisa uga tacsiyadeeyey dowlada iyo shacabka Ruushka.

 

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI