Thursday 21st September 2017

Sawirro-Hooyada Dhashay Wiilkii Ka Dambeeyey Weerarkii Barcelona Oo Hadashay.

August 23, 2017 - Written by Kulmiye

Waxaa warbaahinta gudaha dalka Spain la hadashay mid ka mid ah Hooyooyinkii dhalay dhalinyaradii ka dambeeysay weerarkii lagu qaday magaalada Barcelona gaar ahaan Hooyadii dhashay Younes Abouyaaqoub .

Ghanno oo ah Hooyada dhashay Younes Abouyaaqoub oo dad badan gaari jiirsiiyay ayaa warbaahinta dalka Spain waxa ay u sheegtay inay aad uga xun tahay dhibka ay geesteen Caruurteeda oo maskaxda laga badalay taas oo tiri sida tan :

” Hadaan ogahay ama la socon lahaa dhibaatada ku soo fool leheed Wiilkeyga waxaan la socod siin lahaa ciidamada booliiska Spain si uu iigu noolaado , kiiska dambigiisana loogu qaado maxaa yeelay Maskaxda la saaray ma ahan mid aan ku naqaanay wuxuuna is baalay mudo hal sano gudaheed ah ”

Sidoo kale gabdhhii la dhashay Wiilashii fuliyay weerarkii ka dhacay dalka Spain ayaa soo qaatay qoraalo ay ku cambaareenayaan falkaan kuwaas oo yiri nama matalaan , Diinta Islaamkana waa nabad galyo .

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI