Sunday 17th December 2017

Sawirro-Gudoomiyaha Cusub ee Jaaamacadda Maakhir Oo Siweyn Loogu Soodhoweeyey Badhan

August 21, 2017 - Written by Kulmiye

Waxa galabta si diirran loo soo dhoweeyey Prof. Caalin Axmed Faatax oo dhowaan uu madaxweynaha dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u magcaabay Jaamacadda Maakhir.

Maamulka heer gobol iyo heer degmo , bareyaasha iyo Ardayda Jaamacadda , maamuleyaasha dugsiyada iyo ardeyda dugsiyada sare , ururada bulshada , aqoon yahan iyo waxgarad ayaa si fiican usoo dhoweeyey , waxayna u ballan qaadeen iney isgarab taagayaan kuna faraxsan yihiin imaatinkiisa.

Prof. Caalin ayaa dhankiisa u mahad celiyey masuuliyiintii iyo dadweynihii soo dhoweeyey, isagoo tilmaamay in insha allah Jaamacada Maakhir noqon doonto tan ugu tayada badan Soomaaliya , tacliintana loo soo wada doonan doono .

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI