Thursday 21st September 2017

Ra’iisul Wasaaraha Canada Oo Ku Dhawaaqay War Kadhan ah Dadka Muhaajiriinta ah.

August 24, 2017 - Written by Kulmiye

Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa sheegay in muhaajiriinta dalka Canada si sharci darro ah ku soo gala aysan heli doonin fursadaha ay helaan kuwa sida qaanuunka waafaqsan ku soo gala dalkaasi.

Trudeau ayaa intaa ku daray in dadka soo mara xuduudaha la marin doono sharciga u degsan Canada.

Cadaadis iyo dhaleeceyn badan ayuu raisul wasaaruhu kala kulmay siyaasadiisa ku aadan muhaajiriinta, iyadoo dowlada Canada ay wali la tacaleyso lix kun oo qof oo si sharci darro ah kaga soo talaabay xadka Canada ay la wadaagto Mareykanka tan iyo bishii july ee sannadkan.

Xisbiga mucaaradka ee Conservative-ka ayaa ra’iisul Wasaaraha dalkaasi ku eedeeyay in uu dhiira gelinayo muhaajiriinta, gaar ahaan kuwa ka baqaya in laga soo tarxiilo Mareykanka.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI