Thursday 21st September 2017

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Xaaskiisa Ku Diley Wadanka Ingriiska.

August 24, 2017 - Written by Kulmiye

Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan, taasi oo ah in Aadan Daahir oo Soomaali ah uu xaaskiisa Aasiya Cumar uu ku dilo halkaasi, sida ay sheegeen Booliska dalkaasi.

Arrintan ayaa la sheegay in ay ka dhalatay kadib khilaaf yar oo maalmahan ka dhex jiray Aadan Daahir iyo xaaskiisa ooo uu gacantiisa ku dilay, wuxuuna dilkeeda u adeegsaday Mindi, taasi oo uu kaga dhuftay qeybaha dhexe ee jirkeeda.

Aasiya Daahr oo markii hore dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalka ayaa la sheegay in markii dambe ay u geeryootay dhaawicii soo gaaray, maadaama Mindida uu meel halis ah kaga dhuftay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI