Thursday 21st September 2017

Maraykanka Oo Ka Digey In Ciidanka AMISOM Ay Ka Baxaan Soomaaliya.

August 30, 2017 - Written by Kulmiye

Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada dowladda Mareykanka ee ka howlgalla Qaaradda Afrika ayaa ka digay in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay kabaxaan Soomaaliya, sanadyadda soo socda.

Waxaa uu sheegay in qatartii ciidamada AMISOM loo keenay Soomaaliya ay wali taagan tahay ,islamarkaana hadii ay AMISOM ay baxdo Soomaaliya ay ka dhalankarto Qataro badan oo amni.

Waxaa uu xusay in ka bixista AMISOM ee sanadyadda soo socda ay horseedkarto Caqabad iyo dib u laabasho soo wajahda Soomaaliya.

Dhanka kalena, Maraykanka ayaa sheegay in Al-shabaab aysan dooneynin Gobolku xasilo sidaas darteedna loo baahanyahay in culeyska iyo cadaadiska hadda saaran uu ku sii socdo sida uu hadalka u dhigay.

Sarkaalkaasi ayaa sidoo kale tilmaamay in dadaalkii AMISOM ee 10-kii sano ee lasoo dhaafay socday loo baahan yahay in uu sanado kasii socdo Soomaaliya, Maadaama aan wali laysku haleynkarin Xaaladda Ammaan ee Soomaaliya.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI