Saturday 16th December 2017

Dowladda Maraykanka,”Ciidankeenu Waxay Qayb Ka Ahaayeen Weerarkii Bariire”

August 26, 2017 - Written by Kulmiye

Military-ga Mareeykanka ayaa Xaqiijiyay in ay Taagerayeen Ciidamo Soomaali ah oo Howlagal Argagixiso la Diriri ah ka Fuliyay Gobolka Shabeelaha Hoose Halkas oo lagu  diay Dad rayid ah oo Sadax ka mid ah ay Caruur yihiin, Ciidamada Mareykanku axaa ay sheegeen in ay baarayaan eedeeymaha ku aadan in Ciidamadoodu ay Qeeyb ka ahaayeen Rayid ka la xasuuqay.

Geeridaan Soo korortaya aya Su’aal galisay Howlagaladda ciidamadda Mareeykanku ay Soomaaliya ka Fuliyan oo horay u sababay Dimashadda Dad badan oo Rayid ah, Qasaaraha ka dhalanaya Howgaladda Ciidamadda Mareeykanka waxaa ay soo kordheen ka dib markii Madaxweeynaha Mareeykanku uu Meelmariyay in la baariyo Howlagaladda ka dhan ka ah Al-shabaab ee Soomaaliya iyadoo Hoos loo dhigayo Xeerka ilaalinaya Xuquuqda Dad ka Rayid ka ah eek u nool Goobaha laga Fulinayo Howlagaladda Argagixiso la dirirka Mareeykanku ugu Magac daray.

“Waan ka Warqabnaa Waxyeeladda Dad ka Rayid ah kusoo gaartay Duleedka Bariirre, Edeeyn kasta oo ku aadan Waxyeladda shacab ka waxaan u qaadaneeynaa mid dhab ah,  sida caadiga ahna waxaan qiimeeyn kusameeyneynaa Xaaladda si loo ogado Xaqiiqada jirta” ayaa lagu yiri war uu soo saaray military0ga Mareeykanku.

Todoaad ka hor ayey ahayd markii howlagal Ciidamadda Mareeykanku ay kasameeyeen Gobolka Jubadda Dhexe ay ku dileen Todobo Ruux oo shaacab ah, oo waqtigii ay duqeentu dheceeysay uu gurigooda ku sugnaa Sargaal ka Tirsan Al-shabaa oo ay Xidid ahaayeen.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI