Thursday 21st September 2017

Dagaalyahano Katirsan Alshabaab Oo Isudhiibey Ciidamada Soomaaliya.

August 19, 2017 - Written by Kulmiye

Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa KNN u sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen Gobalada Bay iyo Bakool Koonfur Galbeed.

Dagaalamayaashaan oo ka koobnaa ilaa 3 Askari ayaa iska dhiibay magaalooyinka Waajid iyo Qansax Dheere oo ka kala Tirsan Baay iyo Bakool sida ay sheegeen Saraakiisha amaanka.

Labo ka mid ah Ciidamadaan ka soo goostay Shabaab ayaa iska dhiibay Degmada Qansax dheere ee gobalka Bay halka midka kalane uu iska dhiibay degmada Waajid ee Gobalka Bakool.

Ciidamada Isdhiibay ee la sheegay in ay ka soo goosteen Al-Shabaab ayaa watay hubkii ay ku dagaalamayeen oo u badnaa qoriga AK47 waxaana hubkooda kala wareegay Ciidamada amaanka.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI