Saturday 16th December 2017

Cutubyo Katirsan Ciidanka AMISOM Oo Qarax Lagula Beegsaday Muqdisho.

August 22, 2017 - Written by Kulmiye

Wararka aanu ka heleyno Isgoyska Ex-Koontorool Balcad ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM lala beegsaday Qarax Miino.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in illaa Labo Qarax lala Beegsaday Ciidamada AMISOM oo isxig-xiga, ciidamada AMISOM ee Qaraxyada lagu Weeraray ayaa la sheegay in ay Fureen Rasaas Xoog leh .

Sidoo kale Taliyaha Saldhiga Degmada Yaaqshiid Maxamuud Axmed Maxamed ayaa sheegay in Qarax Miino uu ka dhacay Ex-Koontorool Balcad islamraakaana aysan jirin wax Khasaare ah oo soo gaaray Ciidamada AMISOM iyo Dadka Shacabka ah intaba.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI