Saturday 29th July 2017

Xaaladda Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Maanta Degan

July 15, 2017 - Written by Kulmiye

Ciidamo ka tirsan Xoogga Soomaaliya ayaa kala dhexgaay maleeshiyo ku dagaalamay Degmada Cadalle ee gobalka shabeelaha dhexe oo ay maalmahana ku dagaalameen labo beeleedo oo halkaasi wada daga.

Saraakiisha amaanka ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa sheegay in maanta xaalada ay aad u dagan tahay goobihii lagu dagaalamayna ay joogaan Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobalka Axmed Mayre Makaraan ayaa ku sugan degmada cadalle waxa uuna halkaasi joogaa mudo ka badan 2 maalmood isagoo xal u raadinaya Dagaalkii halkaasi ka dhacay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI