Saturday 24th February 2018

Dowladda Iiraan Oo Eedayn Kulul U Jeedisey Maamulka Yuhuudda.

July 16, 2017 - Written by Kulmiye

Dowladda Iiraan ayaa si kulul uga hadashay dhibaatada ay dowladda Israeli ay ku heyso dadka falastiyiinta ah ee ku sugan Masjidka Al-aqsa.  Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha dibada ee dalka Iiran oo lagu magacaabo Bahram Qassemi ayaa sheegay in dowladda Israel ay geysatay falal ka baxsan xuquuqul insaanka.

Dowladda Iiran ayaa sheegtay in dhibaatada ay dowladda Israel ku heyso Falastiyiinta in ay tahay mid aan indhaha laga qarsankarin.   “Waxaa maalinkaste la dilaa Caruur, haween iyo dad waayeel ah oo reer falastiin ah, waana arrin laga Argagaxo” ayuu yiri Bahram Qassemi.

Waxaa uu sidoo kale intaasi hadalkaasi uu kusii daray “ Dowladda  Israel waxa ay waddaa beegsi aan joogsi laheyn kasoo inta badan lagu weerarayo goobaha Ciidamada Sida Masjidka Aqsa”

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI