Wednesday 22nd November 2017

Dagaalyahano Ajaaniib ah Oo Lagu Diley Duqayn Ka Dhacday Gobolka Gedo.

July 17, 2017 - Written by Kulmiye

Maamulka Gobolka Gedo ee Dowladda Federaalka Soomaliya  ayaa sheegay in Rag cadaan ahaa oo ka bar bar dagaalamayey  dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab in lagu dilay duqeyn  shaley ka dhacday deegaano ka tirsan Gobolkaas.

Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Soomaliya   Cusmaan Nuur Xaaji oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in diyaaaradaha dagaalka Dowladda Kenya oo ay la socdeen Ciidamada Dowladda Soomaliya ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab.

Waxa uu Sheegay  Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo ee Dowladda Soomaliya   in duqeyntaas lagu dilay Rag cadaan ah oo ka bar bar dagaalamayey  dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab, islamarkaana ay dhawaan soo gudbin doonaan magacyadda ragaas iyo dalalka ay kasoo kala jeedaan.

Ugu dameyntii  Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka  Gobolka Gedo waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya oo kaashanaya kuwa Kenya ay sii wadi doonaan duqeynta iyo weerarada lagu qaadayo Saldhigaydda ay ku sugan yihiin dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab ee Gobolka Gedo.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI