Monday 26th June 2017

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

May 17, 2017 - Written by Kulmiye

Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ruxay magaalada Muqdisho, kaasi oo illaa hadda aan la ogeyn jihada saxda ah ee uu ka dhacay iyo sidoo kale qaraxan waxa uu yahay.

Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in ciidanka amniga ay qabteen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa.

Gaarigan ayaa la sheegay inuu ku qarxay meel aan ka fogeyn halkii lagu qabtay, kuna dhow dhanka saldhigga degmada Wadajir sida ay Goob joogayaal inoo sheegeen.

Khasaare kala duwan ayaa halkaasi ka dhashay, hase ahaatee illaa iyo haatan lama oga inta uu khasaarahan la egyahay, xaaladuna waa mid aad u kacsan oo waxaa la maqlayaa rasaas.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI