Tuesday 23rd May 2017

Sawirro-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qabsaday Xaflad Lacag Badani Ku Baxday.

May 19, 2017 - Written by Kulmiye

Xaflad uu soo qaban-qaabiyey guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu qabtay Muqdisho.

Waxaa xafladan oo qado aheyd lagu casuumay dad badan 500 boqol oo qof oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir siyaasiyiin, oday dhaqameedyo haween, dhalinyaro iyo xubno kale.

Sidoo kale dhaqaale aad u fara badan oo aan caadi aheyn ayaa ku baxay xafladan xili kumanaan qof oo ka soo barakacay abaaraha ay hoy iyo cunto la’aan la daadsan yihiin daafaha Muqdisho, iyadoo maanta illaa caawana roobab xoogan oo daadad wata ay ka jiraan magaalada.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI