Saturday 16th December 2017

Sawirro-Gaadiidkii Ugu Badnaa Oo Ku Go’doonsan Hareeraha Togga Ceel-daahir.

May 17, 2017 - Written by Kulmiye

Waxaa weli kala go’doonsan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyo qaar kamid ah gobolada kale ee Puntland kadib markii daad xoogan oo socda ku dhowaad 4 maalmood uu ku soo rogmey togga Ceel-daahir.

Waxaa labada hareerood ee togga ku xayiran gaadiidkii ugu badnaa ee abid oo dhowrayey inay saaka ka baxaan kadib markii biyuhu yaraadeen, waxaase soo xoogsaday biyaha uu keenay roobkii shalay iyo xalay da’ay.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI