Tuesday 17th October 2017

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Saaka Xukun Dil ah Ka Fulisey Muqdisho.

May 18, 2017 - Written by Kulmiye

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somaaliya ayaa Maanta Magaalada muqdisho waxa ay ka fulisay xukun dil toogasho ah kaas oo ay ku fulisay nin ay ku eedeeysay in uu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Suuqa-Beerta ee degmda Waaberi.

Xukunka toogashada ah ayaa ka dhacay fagaaraha Xarunta Tababarka Ciidamada Booliska ee Gen Kaahiye waxaan lagu fuliyay Nin magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Cabdi Xasan oo lagu eedeeyay in uu ahaa Darawalkii waday Gaarigii ku qarxay Suuqa-Beerta ee degmada Waaberi Sanadkii la soo dhaafay ee 2016,ka kaas oo ay dad badani ku dhamaadeen.

Goobta uu xukunka ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa dhamaan Saraakiisha Sar sare ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Somaaliya.

Saraakiisha ayaa sheegay in ninkan xili hore la xakumay isla markaana uu sugayay in dilkaas lagu fuliyo maantana arintaas ay hirgashay.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa kordhisay waayadii danbe iney toogato dadka ay usoo qabato iney ka dambeeyeen falalka ay AlSHABAAB soo maleegaan ee qaraxyada iyo dilala ah

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI